berberatoday.com
“Buuqa Laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu, Ma Keeni Kartaa Khatar Amni Oo Lacagta Iyo Suuqaba Khatar Galin Karta?Xildhibaan Maxamed Abiib.
May 15, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland Ayaa Ka Digay Khatar Amni Oo Ka Dhalan Karta Fagaaraha Diyaarada Hargeysa oo dhalinyaro badan kusoo xoontay halkaasi oo ay ku hareerasyan yihiin bangiyada dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Xildhibaan maxamed abiib ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebooga wuxuna udhignaa Sidan;

“Buuqa Laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu ma keeni kartaa khatar Amni oo lacagta iyo suuqaba khatar galin karta?

Halkan Agaasimuhu uu ka dhigay khayriyada lagu cayaaraa waa badhtankii suuqa ganacsiga ee shacabka,bangiyadii Dawlada iyo Bangiyadi Gaarka loo lahaa waana arin waxyeelo keeni karta hadii dad badani iskugu soo baxaan.

Waxa iyadna xusid mudan in durtaba ay soo baxeen kooxo soo kala horjeeda oo kala taageersan Axsaabtu  sida aan ku arkayo muuqaalo fcb socda.

Bartan waxa galbeed kaga dhagsan Bangiga Dahabshiil, koonfur waxa kagaso jeeda Bangiga Daarasalaam iyo Fooqi Samsung , xaga barina waxa iyadna kagasoo jeeda hada Xaruntii iibka ee Talesom.

Waxay ila tahay in caqligu shaqeeyo oo meeshaa laga daayo kulanada ay Madaxtooyadu ku qabanayso iyadoo loo danaynayo Ganacsiga,Bangiyada, shacabka suuqa hoose ka adeeganaya iyo Hawl qabashada Saldhiga dhexe oo isna jaar dhaw la ah

Ugu dambayna kulanka halkaasi culays ciidamada amniga fuula mooyee wax kale soo kordhin maayo waana khatar amni oo saaran hanti kasta oo halkaa ka garab dhaw..”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews