berberatoday.com
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Caawa Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
May 17, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani oo ay weheliyaan wasiirka arimaha gudaha diinta iyo awqaafta iyo xubno kale ayaa caawa kulan ku yeeshay qasriga madaxtooyada Somaliland.

 

Kulankan oo madaxwaynaha jsl ufidiyay xisbiyada mucaaridka ayaa lagaga wada hadlay khilaaf siyaasadeed ee udhexeeyay xukuumada iyo mucaaridka iyo xuska maalinta qarannimada Somaliland oo macaaridku shaaciyeen in ay gaar uxusayaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO HESHIISHKA AY WADA GAADHEEN;

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews