berberatoday.com
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Qabsaday Degmada Boocame Oo Katirsan Gobolka Sool Gacanta Somaliland Ka Maqnayd
May 18, 2022 - Written by admin
Boocame(Berberatoday.com)-Ciidamada Somaliland ayaa saaka qabsaday degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool islamarkaana ahayd degmada keliya ee Gobolkaas ka maqan gacanta Somaliland.
Cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa si buuxda ula wareegay Boocame halkaas oo ay ka sameeyeen dabaal-degyo la xiriira xuska 18-ka May.
Ciidamada Somaliland ayaa labadii sano ee u danbaysay ku mashquulsanaa u diyaar-garowga qabsashada degmada Boocame.
Xigasho: Puntland Post

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews