Madaxwayne Kuxigeenka DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
May 18, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)–Wafti uu hogaaminayo maadxwayne kuxigeenka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale dhinaca somaliland kuwaasi oo ka qaybgali doono xuska maalinta qarannimada somaliland.
