Degmada Maydh Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18May.
May 20, 2022 - Written by admin
Maydh(Berberatoday.com)-Degmada Maydh ayaa siwayn looga xusay dabaal dega xuska sanad guuradii 31aad ee maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay iskugu soo baxeen dadwaynaha reer maydh oo ku labisan calanka jamhuuriyada Somaliland.

