Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jahwar Oo Tallooyin U Soo Jeediyey Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaradka
May 21, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jahwar, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa talooyin muhiim ah u soo jeediyey Xukuumadda iyo Axsaabta Qaranka, waxaanu tilmaamay in Xukuumadda aan laga helaynin hal arrin, halka uu Xisbiyada Mucaaradkana aan laga helaynin hal arrin.