berberatoday.com
Masuuliyiin Xisbiga Waddani Katirsan Oo Xabsiga Magaalada Gabiley Ku Booqday Aare Saleebaan Cawleed Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
May 22, 2022 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Masuuliyiin sare sare oo katirsan xisbga mucaaridka ah ee waddani ayaa galabta saldhiga magaalada gabiley kusoo booqday aare saleebaan cawleed oo ah muwaadin udhashay somaliland iyo jabuutiba oo habeenkii xalay lagu xidhay gabiley kaasi oo xadhigiisa lala xidhiidhinaya eedo uu dhawaan ujeediyay madaxwaynaha jabuuti

Masuuliyiinta ayaa sheegay in uu xaaladiisa caafimaad aad ufiicnayd islamarkaana ciidamada boolisku sifiican ula dhaqmeed

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa xukuumada ugu baaqay in muwaadinkani uu helo cadaalad islamarkaana wakhtigii sharcigu dhigayo lagu horgeeyo maxkamada si loo cadeeyo danbiga loo haysto iyo cida haysata.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews