Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Gabo Gabaysay Dhagaysiga Dacwada Sedex Wariye Oo Mudo Ku Xidhan Magaalada Hargaysa.
May 22, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa soo gabo gabaysay dhagaysiga dacwada lagu soo oogay sedex wariye oo ka hawlgala warbaahinta Somaliland ee horn cabletv. MMTV. Iyo Gobonimo Tv.