Xildhibaano Golaha Wakiilada Ah Oo Golaha Horkeenay Mooshinka Xeerka Saxaafada Ah.
May 22, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-14xildhibaan oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii saaka golaha horkeenay mooshin kaasi oo ah sidii loo meel marin lahaa xeerka saxaafada somaliland oo mudo horyaala galayaashii baarlamaanka Somaliland.