berberatoday.com
Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Aare Saleebaan, Kana Digay In Dal Kale Loo Gacan Galiyo!
May 24, 2022 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah aqoonyahanka siyaasiyiin iyo dhalinyaro reer gabiley ah ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday aare saleebaan cawleed oo mudo sedex cisho ah ku xidhan gabiley kaasi oo ah kasoo jeeda dalka jabuuti iyo somalilandba.

Aare ayaa la sheegay in loo haysto dhaliilo uu ujeediyay maadxwaynaha jabuuti

Shacabka reer gabiley ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso ismarkaana aanay ku ceeboobin hadii ay udhiibto jabuutina ay fadeexad qaran ka dhalanayso.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews