Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Sheegay Cidii Bilowday Dagaalka Golaha, Bulshadana Ka Raali-galiyay Gacan Ka Hadalkii Uu Sameeyay”Daawo Muuqaal
May 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Khaliif Jaamac Saalax oo kamid ahaa mudanayaashii maanta ku dhex dagaalamay fadhigii golaha ayaa sheegay in uu dagaalka golaha bilaabay xildhibaan cabdinaasir qodax oo eryo cunsuriyada u yidhi barkhad batuun.
Sidoo kale xildhibaan Axmed khaliif ayaa shacabka Somaliland iyo waalidiintiisa ka raali galiyay dagaalkaasi uu qaybta ka noqday