Haweenka Gobolka Gabiley Iyo Ehelada Aare Saleebaan Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi,
May 25, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Haweenka iyo ehelada aare saleebaan oo mudo sedex cisho ah ku xidhan magaalada gabiley ayaa baaq udiray xukuumada Somaliland oo ay ka dalbadeen in deg deg xoriyadiisa loogu soo celiyo.
