“Wax Dhacaa Ma Jiraan Ururadii Siyaasaduna Way Furan Yihiin Ninka Hanjabayaan Ha Sheego Cida Uu Uhanjabayo Dawladii Siilanyaba Waakuwii Calaacalyaye Ee Hogaanayaye. “Timacadena Waxan Leeyahay Caqli Xumadii Jabhada Aad Gaadhiga Iyo Qoriga Ku Kala Rogtay Xili Dagaal Ee aad Cabdale Isaxaaq Iyo Qaasim Ugu Qeybisay Ayaad Weli La Joogtaa”Suldaan Yuusuf Axmed Faarax(Daba Dheere”
May 26, 2022 - Written by admin
“Wax Dhacaa Ma Jiraan Ururadii Siyaasaduna Way Furan Yihiin Ninka Hanjabayaan Ha Sheego Cida Uu Uhanjabayo Dawladii Siilanyaba Waakuwii Calaacalyaye Ee Hogaanayaye.
“Timacadena Waxan Leeyahay Caqli Xumadii Jabhada Aad Gaadhiga Iyo Qoriga Ku Kala Rogtay Xili Dagaal Ee aad Cabdale Isaxaaq Iyo Qaasim Ugu Qeybisay Ayaad Weli La Joogtaa Wax Kuu Kordhayna Ma Jiraan Adoo Dhulkii Hargeysa Oo Dhan Qaatay Markaad Xildhibaanka Aheyd.
“Ciro Iyo Faysal Waxa Leeyahay Caruurihiinii Finland Ayaad Kaga Timaadeen Iyo Dhul Gaalo Idinkuna Hadii Dagaal Dhaco Diyaarada Ayaad Raacaysaane Ma Caruurtayada Ayaad Doonaysaan Inaad Dabka Galisaan, Taas Dhicimayso Laydinkana Yeelimaayo.
“Madaxweynahana Waxan Leeyahay Ururada Siyaasad Fur Doorashadana Qabo Si Beelaha Darafyada Ee Inagu Dulmani Xaqooda Uhelaan Oo Labada Xisbi Ee Isku Xaafada Ahi Ukala Hadhaan”Suldaan Yuusuf Axmed Faarax Dabadheere