berberatoday.com
Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Markii 14-aad Ku Guuleysatay Koobka Kooxaha Yurub Champions League Kaddib Markay Garaacda Kooxda Liverpool
May 29, 2022 - Written by admin

Paris(Berberatoday.com)-Real Madrid oo ku guuleysatay markii 14-aad ku guuleysatay Champions League kaddib markii ay guul dirqi ah ka haartay Liverpool, oo ay ciyaar aad u xiiso badan ku wada ciyaareen garoonka Stade de France.

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Liverpool iyo Real Madrid ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 59-aad kooxda Real Madrid ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 0-1 ka dhigay Vinícius Júnior, kaddib caawin kaga timid saaxiibkiis Vinícius Júnior.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhammaatay 0-1 ay kaga adkaatay Real Madrid, kooxda Liverpool, Los Blancos ayaana sidaas loogu caleemo saaray koobkeedii 14-aad taariikhda ee UEFA Champions League.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews