Ciidamada Qaranka Somaliland Ee ku Sugan Gobolka Buuhoodle Oo Sameeyay Hawlgalo Lagu Sugayo Abniga Gobolka!
May 31, 2022 - Written by admin
Buuhoodle(Berberatoday.com)-Ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka buuhoodle ayaa sameeyay hawlgalo ay ku sugayaan abniga deegaanada gobolka qaarkood.