Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Fariin Ay Udireen Xisbiyada Mucaaridka!
May 31, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah cuqaasha,waxgaradka iyo dhalinyarada degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada.
