Hogaanka Xisbiga Ucid Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
June 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan xisbiga, ayaa caawa magaalada Hargaysa kulan kula qaatay saraakiil sare oo ka socday Beesha Caalamka.
