“Madaxweynaha Hadii Uu Ku Cawday Xukumadii Iga Horeysay Ayaa Laydhka Berbera Iibisay Isagana Waxaanu Uga Fadhinaa Solarkii 7MGW Ahaa Ee Imaaratka Carabtu Noogu Deeqay Ee Xukumadiisu Kusoo Beegantay Isagaa Iibiyay Madaxweynuhuye.”Xildhibaan Hore Maxamed Cali Dheere”Daawo Muuqaal
June 2, 2022 - Written by admin
“Arinta Laydhka Berbera Wax La Qaadan Karo Maaha. Madaxweynaha Hadii Uu Ku Cawday Xukumadii Iga Horeysay Ayaa Laydhka Berbera Iibisay Isagana Waxaanu Uga Fadhinaa Solarkii 7MGW Ahaa Ee Imaaratka Carabtu Noogu Deeqay Ee Xukumadiisu Kusoo Beegantay Isagaa Iibiyay Madaxweynuhuye.
Xisbiyada Mucaaradkana Waxan Leeyahay Kolay Xalada Berberi Ku Sugantahay Waad Ku Faraxsan Tihiin Waxaad Isleedihiin Dadkii Muuse Ucodeeyay Haday Cabanayaan Waa Ilaahay Mahadii Waxanse Idiin Sheegayaa Inaad Noo Iman Doontaan Idinkoo Intaa Ka Jilicsan”Xildhibaan Hore Oo Gole Deegaan Maxamed Cali Dheere