berberatoday.com
Qiimaha Shidaalka Adduunka Oo Mar Kale Sare Ukacay Aduunka
June 2, 2022 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Qiimaha Shidaalka adduunka, ayaa sare u kacay ka dib markii madaxda Midowga Yurub ay xalay ku heshiiyeen in Ruushka laga mamnuuco soo dejinta Shidaalka.

Saliida Brent, ayaa kor u kacday oo halkii foostaba ay gaadhay 123 dollar maalintii Salaasada, waana heerkii ugu badnaa ee uu gaadhay muddo laba bilood ah.

Qiimaha saliidda iyo gaaska, ayaa sare u kacay bilihii la soo dhaafay, taas oo ay uga sii dareen dagaalka Ukraine.

Shidaalka Ceyriinka Brent, ayaa kor u kacay in ka badan 70% sanadkii la soo dhaafay.

Cunaqabataynta Ruushka ay ku soo rogeen midowga Yurub, ayaa hadda uga sii dartay xaalada, hadda 40% qiimihii saliidda Midowga Yurub ayaa mar kale kor u kacay.

Ruushka, ayaa 27% soo saara saliidda ay isticmaalan wadamada EU-da.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews