berberatoday.com
Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Ee Safarka Ku Tagay Dalalka Scandinavianka Oo Guulo Muhiim Ah Soo Hoyay Iyo Doorkii Safiirka Jsl Ufadhiya Dalka Sweden.
June 2, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo Iskugu Jiray wasiiro iyo agaasimayaal ayaa mudooyinkii ugu Danbeeyay safar shaqo ugu maqnaan wadamo katirsan qaarada yurub gaar ahaan dalalka laysku yidhaa scandinavianka Ee Sweden, filand, Norwayn  halkaasi oo ay shirar muhiim ah kaga qaybgaleen kulamona la qaatay haayado caalamiya.

 

Sidoo kale safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays ayaa door laxaad ka qaatay safarka ay waftiga Somaliland ku tageen dalalka iyo kulamo ay la qaateen madax katirsan dalka Sweden.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://fb.watch/dnDk0JoMYp/https://fb.watch/dnDk0JoMYp/

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews