Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay In Ay Dib Ubilaabeen Barnaamijyadii Waxqabadka Xukuumada + Wasiirka Ku Martida Ah.
June 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com0-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa shaaciyay in ay dib ubilaabeen bandhiga barnaamijyadii waxqabadka xukuumada iyo wasiirka arimaha gudaha oo ku martida ah.