Gudoomiyaha Hay’adda Ka Hortaga Aafooyinka Oo Kulan La Qaatay Hayd’addaha Maxaliga Ah Ee ka Hawlgala Dalka!
June 3, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa kulan la qaatay haayadaha maxaliga ah ee ka hawlgala dalka islamarkaana ay wada shaqayntu ka dhaxayso.

