Abiy Axmed Iyo Eefdi Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Oromiya
June 4, 2022 - Written by admin
Bole Robe(Berberatoday.com)-Wefdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa gaadhay magaalada Bole Robe ee gobolka Oromada. si ay u booqdaan howlaha beeraha ee deegaanka.