Masuuliyiinta Katirsan Haayada Qaxoontiga Iyo Baracayaasha Iyo Saraakiil Ka Socda UNHCR Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale.
June 4, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka socda hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan saraakiil ka socday ciidanka socdaalka iyo hay’adda UNHCR ayaa waxa ay kormeer xaqiiqo raadisa ku tageen dagmado xuduudeedka wajaale .
