berberatoday.com
“Shacabka Berbera Lacagtii Laydhka Ee Bishii May Waxay Bixin Doonaan Qiimihii Hore Ee Ahaa 0.30 Bilaha June,Julay Ogost Iyo Sembter-na Waxa Laga Qaadi Doonaa 0.39 Dawlada Hoosena Waxay Warshada Ku Kabaysaa 2250 Foosto Oo Naafto Ah”Mayar Cabdishakur Cidin
June 4, 2022 - Written by admin
“Shacabka Berbera Lacagtii Laydhka Ee Bishii May Waxay Bixin Doonaan Qiimihii Hore Ee Ahaa 0.30 Bilaha June,Julay Ogost Iyo Sembter-na Waxa Laga Qaadi Doonaa 0.39 ,
Dawlada Hoose Ee Berbera Waxay Ku Kabi Doontaa Warshada Laydhka Berbera Shantaa Bilood Ee Xagaaga Iyada Oo Siin Doonta Shiidaal Dhan 2250, Foosto oo Naafto Ah Iyada oo Bilkasta Ay Dawlada Hoose Siin Doonto Warshada Bil Kasta 450 Foosto oo Naafto Ah Halka Ay Noqon Doonto Maalintiina 15 Foosto
Lacagta Kabka Ah Ee Shiidaalkaas Dawlada Hoose Kusoo Iibin Doontaa Waxay Noqonaysaa $438000 Dollar Waxaay Caqabad Kutahay Iyo Culays Ku Tahay Horumarkii Degmada Kasocday Oo Hakad Gali Doona Dantaana Nagu Khasbaysa Inaanu Bulshadayda Baahideeda Lama Dhaafaanka Ah Udabacno”Mayar Cabdishakur Cidin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews