berberatoday.com
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Iyo Subeer Awal Oo Markale Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
June 6, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka beelaha Subeer awal Iyo Garxajis ayaa markale kulan ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga wada hadlayeen xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah.

 

Kulankan oo uu Hogaaminayay Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmnaa oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka beeshiisu kaasi oo daba socday kulankii hore ee uu  gogoshiisa  dhigay Suldaan Xasan ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka beelaha garxajis Oo uu hogaaminayay Suldaan Cabdiraxmaan Cismaan (Cada Gude) iyo Xubno Mujaahidiin Ah oo kazoo kala jeeday labada beelood.

Dhanka kale kulanka madaxdhaqameedka beelaha subeer awal Iyo Garxajis ayaa lagu magacaabay Gudi 20xubnood ah oo ka kooban labada dhinac.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews