Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood ka Yeeshay Xeerka Waxbarashada Jsl.
June 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta kaga dooday xeerka waxbarashada oo golaha horyaala,