berberatoday.com
Maraxuum Madaxweyne Cigaal Shaqsi :: Siyaasadu Aanay Maamulin Laakiin Isagu Maamulay Siyaasada 1929–3/5/2002 W/Q:: Ahmed Abdirahman Jibriil
June 8, 2022 - Written by admin
Dhashay sanadkii 1929kii kuna dhashay degmada Oodweyne ee Gobolka daadmadheedh ku barbaaray magaalooyinka Burco, Berbera iyo sheekh oo uu ku dhameystay waxbarashadiisii.
Intaa ka dib u baxay Jaamacadaha London ee dhulka Ingiriiska ka soo laabtay 1950kii waqtiga uu soo laabtay waxa aloosnayd dabayshii madaxbannaani-doonka oo uu hor kacayey xisbigii Somali National League (SNL) isla markiiba waxa uu ku biiray xisbigaas
1956kii loo doortay in uu xoghaye guud u noqdo xisbiga SNL isla markiiba sumcadii xisbiga ayaa kor u kacday
26 kii Jun 1960 waxa uu gacantiisa ku saxeexay madaxbannaanidii Somaliland isaga oo ay wehelinayaan
Cali Garaad Jaamac
Xaaji Ibraahim Nuur
Axmed-keyse Ducaale
Maxamuud Cabdi Carraale
Noqday hogaamiyihii ama Ra’isul-wasaarihii u horeeyey ee Somaliland
1dii July 1960 kii midowgii somaliland iyo somaliya waxa uu noqday wasiirkii Gaashaandhigga 1963–1964 noqday wasiirka Tacliinta
Ka dib jagadaasi wuu iska casilay waxanu aasaase iyo hogaamiye u noqday Xisbigii la odhan jirey (SNC)
Muddo ka dibna ku biiray Xisbigii (SYL)
1967 kii noqday Ra’isul-wasaare
5tii May 1993 waxa loo doortay Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland
3dii May 2002 waxa uu ku geeryooday cusbitaal ku yaala dalka South Africa
Shaqsigaasi waa hogaamiyihii aragtidada dheeraa ALLAH Ha u Naxariistee MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL oo ay shalay ku beegnayd sanad guuradii ka soo wareegtay geeridiisa 20 sano
W/Q:: Ahmed abdirahman jibriil
Rf:: dhiganaha DUCA QABE

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews