Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ardayda Dugsiyada Dalka Uga Digay In Ay Qayb Ka Noqdaan Banaan Baxyada Xisbiyada Mucaaridku Ku Baaqeen.
June 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa guddoomiyayaasha Waxbarashada ee gobolada dalka ku wargaliyey inay ka reeban tahay ardayda iyo dhammaan bahda Waxbarashada banaan baxyo amniga lagu khalkhal galinayo.