“Hadii Aad Idinku Uhaysataan In Xukuumada Somaliland Cabudhinaysto Saxaafada, Xukuumaduna Uhaysato Qolo Qaranka Duminaysa Oo Cidkale Ushaqaysa” Wasiirka Maxamed Kaahin.
June 9, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaaradaha arimaha gudaha ,warfaainta iyo isgaaadhsiinta oo ka qaybgalay kulan ay la yeesheen warbaahinta madaxa banaan ayaa ay ka jeediyeen hadalo iskugu jira hanjabaad iyo eedo,
