“Maanta Somaliland Waxay Maraysaa Meel Aanay Waligeed Gaadhi, Ee Ma Qaaxo Oolajibaa Mise waa Dhaqankii Itoobiya Lagala Yimid”Siyaasi Like
June 12, 2022 - Written by admin
“Maanta Somaliland Waxay Maraysaa Meel Aanay Waligeed Gaadhi, Ee Ma Qaaxo Oolajibaa Mise waa Dhaqankii Itoobiya Lagala Yimid”Siyaasi Like
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Xasan Cali (like) Oo katirsan Xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa ka hadlay xadhiga ay Xukuumadu kula kacday masuuliyiin katirsan xisbiga Waddani oo qaarkood loogu soo dhacay goob ay fadhiyeen.
Sidoo kale siyaasi Axmed Like ayaa ka hadlay sarkaalkii gabadha sida tooska ah laaga ula dhacay maalintii xisbiga wadani mudo haraadka dhigeen Iyo sidii ciidamadu gaadhi ujiidhsiinayeen musharaxa madaxwayne cabdiraxmaan cirro.