Wax Ka Ogow; 7Xubnood Ee Loo Soo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka Somaliland Iyo Tirada Xisbiga Kulmiye Katirsan!
June 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta golaha wakiilada usoo gudbiyay komishanka cusub ee somaliland kuwaasi oo ay soo kala xuleen golaha guurtida 2xubnood madaxaynaha iyo xisbigiisa 3xubnood laba xubnood oo ay soo xuleen xisbiyada waddani iyo ucid.
