Ciidanka Nabad Galyada Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Gaadhig Wasaarada Gaashaandhigu Leedahay Oo Jiidhay Msjid Hargeysa Kuyaala Iyo Sheegashadii Gudoomiye Xirsi Oo Waxba Kama Jiraan ay Ku Tilmaameen
June 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa war kasoosaaray shil maalintii shalayka dhacay amaba gaadhi uu ku galay dayrka guriga gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan kaasi oo gudoomiyaha xisbiga wadani uu ku sheegay in uu shilkani ahaa mid utalo gal ah oo shirqool loogu maleegayay.
