berberatoday.com
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Sababta Ay Xukuumadiisu Ku Diidan Tahay Banaan Baxa Ay Dalbadeen Xisbiyada Mucaaridku Iyo Muranka Ka Taagan Qabsoomida Doorashada!
June 14, 2022 - Written by admin

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland oo ku sugan Magaalada ceerigaabo ayaa  caawa kulan la yeeshay madaxdhaqameedka gobolka sanaag ayaa ka hadlay sobobta xukuumadiisu ku diidan tahay mudo haraadka ay dalbadeen xisbiyada mucaaridku iyo rabshadihii ka dhashay banana bax ay sameeyeen oo loo xidh xidhay siyaasiyiin katirsan xisbiga waddani iyo Ucid oo ilaa hada xidhan.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay muranka ka taagan doorashada iyo eedaha loogu jeediyo in uu mudo kordhin doonayo

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa sheegay in aanu magaalo kasta oo gobolada Somaliland ah ka sugayay sacab loo tumo balse uu ogolyahay in dadka qaar kazoo horjeestaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews