berberatoday.com
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay Inaanay Rasaas Nool U Adeegsan Mudaharaadayaashii Xisbiyada Mucaaaradku Hogaaminaayay
June 15, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Oo Baadhaya Rasaasta Dhawaacday Barkhad Batuun oo ay Iska Fogeeyeen in Ciidamadu Rasaas Nool u Adeegsadeen Shacabka iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka.

**Warsaxaafadeed**

Taariikhdu markay ahayd 9/6/2022 waxa ka dhacay magaalada hargeysa Mudaharaad aan Sharci ahayn oo ay abaabuleen Xisbiyada Mucaaridka ah, Ciidanka Booliskuna u maareeyen uguna hor tageen sidii ugu wanagsanayd.

*Hadaba Ciidaanka Boolisku ma adeegsan Rasaas nool,halka Ciidanka lala dhacay rasaas nool una adeegsadeen Ilaalada Gudoomiyaha xisbiga WADDANI iyo musharaxiisu.

 

* Waxaa kale oo Ciidanka lagala hor yimid gacan ka hadal badan Sida SHIID, BAKOORADO, iyo aflagadooyin badan.

Hadaba waxaaso dhan Waxuu Ciidanku ku maareeyey Si nabadgalyo leh, Isagoo adeegsanayaa rasaasta rabadhka ah iyo waxyaalaha kale ee Booliska caalamku Kaga hortago Isla markaana kula tacaalo Rabshadaha.

waxaa nassib darro ah in ayaamahan udambeeyey baraha bulshada (Socil media) Lasoo dhigaayey xildhibaan barkhad Jaamac iyo rag kale oo la leeyahay Rasaas nool ayaa ku dhacday, Iyadoo lagu Cambaaraynaayo Ciidankan Booliska Iyo qaranka somaliland.

Sida darteed Ciidanka Booliska oo kaashanaya Dhakhaatiir aqoon u leh Arimahan Waxay baadhiis Deg-dag ah ku samaynayaan natiijada dhaawaca ay sheegeen mucaaridku si xaqiiqada loo ogaado sharcigana loo waafajiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews