berberatoday.com
Bangiga Adduunka Oo $100 Milyan Oo Dollar Ugu Yaboohay Soomaaliya
June 19, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda Bangiga Adduunka, ayaa ka wadahadlay xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa hay’addaha deymaha bixiya iyo madaxda federaalka Soomaaliya.

Bangiga Adduunka, ayaa Soomaaliya siin doona $100m 12-ka bilood ee soo socda si wax lagaga qabto arrimaha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya, sida ay sheegtay agaasimaha Bangiga Adduunka, Ms. Kristina Svensson.

Ms. Kristina Svensson, ayaa ku ammaantay madaxweynaha sida ay uga go’an tahay in uu dib u habeyn ku sameeyo maaliyadda Soomaaliya.

Madaxweynaha, ayaa hoosta ka xariiqay in dowladdiisa ay ka go’an tahay horumarinta adeegyada bulshada iyo shaqo abuurka dhalinyarada, isagoo ku booriyay Bangiga Adduunka in uu gacan ka geysto casriyeynta hanaanka shaqo iyo adeeg ee dowladda federaalka.

Bangiga Adduunka, ayaa hore u ansixiyay xidhmo lacageed oo dhan $385m si loogu caawiyo dhibaatooyinka ka jira dowladaha Itoobiya, Kenya, Soomaaliya, Jabuuti iyo Koonfurta Suudaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews