berberatoday.com
Culimada Ictisaam Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Culus Oo Uu Sh. Barbaraawi Ujeediyay, Sheegayna In Ay Dacwad Ka Gudbiyeen.
June 19, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Culimada Awdiinta Somaliland gaar ahaan “Culimada Ictisaam” ayaa jawaab kulul ka bixiyay sheekh Barbaraawi oo ku eedeeyay in ay alshabaab isku mid yihiin

Sidoo kale culimada ka hadashay eedaha sheekh barbaraawi ujeediyay qaybo kamid ah culimada awdiinta somaliland ayaa  sheegay in ay dacwad ka dhan ah ugudbiyeen wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland

Dhanka kale culimada ayaa dalbaday in goob fagaare ah laysku dhagaysto barbaraawi iyo eedaha culus ee ujeediyay shacabkuna markhaati ka noqdo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews