Kenya Oo Shaacisay Xilliga La Fasaxayo Qaadka Ay Udhoofiso Soomaaliya
June 20, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya, ayaa markale faah faahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan wadahallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee lagu doonayo in lagu fasaxo qaadka dalkaas oo sanadihii la soo dhaafay ka xayirnaa Soomaaliya.