Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso Diwaangalinta Ururada Cusubi
June 21, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta qaranka ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabayo diwaangalinta ururada cusub iyo shuruudaha looga baahan yahay isdiwaangalintooda,