Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Sool Oo Xalay Dablay Hubaysani Ku Dishay Magaalada Laascanood
June 21, 2022 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii xisbiga Ucid Ee Gobolka Sool Ayaa caawa Dablay Hubaysani ku Dishay Gudaha Magaalada Laascanood Xili uu ku gurigiisa kusii socday.
