Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Ku Qaabiley Wafti Saraakiil Ciidanka Oo Ka Socday Dawlada Itoobiya.
June 21, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Magaalo Xuduudeedka Wajaale ku Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayo Komishanneerka Ciidanka Booliska Dawlada Fadaraalka Itoobiya oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada dawlad deegaanka somalida.
