Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19,
June 25, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19, Isagoo safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. kdib markii uu soo laabtay laga helay Caabuqa CORONAVIRUS.