Dawlada Taiwan Oo Xukumada Somaliland ku Wareejisay Gaadiidka Gargaarka Degdega Ah Oo La siin Doono Cisbitaalada Gabiley Iyo Hargaysa.
June 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa wasaarada caafimaadka smaliland ku wareejiyay laba gaadhi oo an Ambulance ay ugu deeqday Somaliland.

Sidoo kale laba gaadhi ee Ambulance ah ayaa la siindoonaa cisbitaalada gabiley Iyo Hargaysa sida uu sheegay agaasimaha wasaarada caafimaadku