berberatoday.com
Dawlada Xamar Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo La Xidhiidha Qeybintii Xujaajta Oo Somaliland Dusha Usaartay
June 29, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedayn uga timid Somliland, taas  Oo ku saabsan sida loo qeybsaday xujeyda sannadkan.

Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay inaan la siyaasadayn qeybsiga xujeyda laguna salayn nidaamka 4.5 ama maamulada dalka ka jira.

 

Wasiirka ayaa sheegay in shirkaddaha ku guulaystay qaadista Xujeyda ay ku cadaadiyeen inay Somaliland ka qaadaan 800 oo xujey ah, balse wuxu sheegay in Somaliland ay ka hor yimaadeen.

“Runtii waxaan ognahay xujeydii Soomaaliyeed ee ka bixi lahayd Hargeysa waa la cadaadiyay, waa la siyaasadeeyay. Ma doonayn shacabkaas Soomaaliyeed ee halkaas ku nool in la dibaateeyo, madaxweynuhu arrintaas wuu iga hadlay,” ayuu yiri wasiirka Diinta iyo awqaafta Soomaaliya.

Sannadkan xujeydii Somaliland ka bixi lahayd ayaa ka baxaysa Garowe iyo Jigjiga kadib markii Somaliland ay diiday inay wax xujey ah ay ka baxaan deegannadeeda, iyagoo u sababaynaya tabashadooda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews