Dowladda Itoobiya Oo Magacawday Guddi Wadahadal Lagali Doona TPLF!
June 29, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowlada Itoobiya ayaa guddi u magacawday wadahadal lagali doona Jabhadda TPLF, guddigaas oo ka kooban 7 xubnood, ayaa waxaa hoggaaminaya raysal wasaare ku xigeenka Itoobiya Damake Mekonin.
