Kaaliyihii Hore Ee Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Sheegtay In Jabuuti Ay Kamid Tahay Dalalka Aan Doonayn Aqoonsiga Somaliland.
June 30, 2022 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka bixisay mowqifka uu Mareykanku ka qabay goonni-isu-taagga Somaliland, xilligii ay shaqeyneysay.

Wareysi ay Frazer siisay hay’adda madaxa bannaan ee xidhiidhka Arrimaha Dibadda ee fadhigeedu yahay Mareykanka ayay ku sheegtay in dowladdeeda ay markii hore ka sii jeedday arrimaha Somaliland.