berberatoday.com
Shidaal Yari Ba’an Oo Ka Jirta Deegaannada Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Puntland
June 30, 2022 - Written by admin

Garoowe(Berberatoday.com)-Shidaal yari ba’an, ayaa laga dareemaya qeybo badan oo ka mid ah maamaul-goboleedka Puntland, xilli dunida oo dhan sicirka saliidda uu cirka isku shareeray.

Shidaal la’aantani, ayaa sida la sheegay sababtay in albaabada loo laabo kaalimaha qaar ee shidaalka, halka gaadiidleyduna ku khasbanaadeen in ay gawaadhidooda dhigaan.

Gaadiidleyda, ayaa intooda badan arrintani u aaneynayaan ganacsatada shidaalka oo ka faa’iideysanaya dhibaatada dhanka shidaalka ee ka jirta caalamka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews