Qaramada Midoobey waxay sheegtay in ku dhawaad 50,000 qof ay ku dhinteen badda

Labo masiibo oo dhimasho sababtay ayaa saameysay dadka isku dayaya inay ka gudbaan xuduudaha caalamiga ah.