“Waxyaabo Badan Ayaa Keena Colaadaha Oo Ay Dumarku Kamid Yihiin”Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed
June 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka hadlay munaasibad komishanka xuquuqal iisaanka qaranku soo agaasimeen ayaa sheegay In saxaafada dalku baahiyaan odoyaal usha lulaya kuna baaqaya dagaal iyadoo aanay dhib ka jirin dalka
Sidoo wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in habeen iyo maalin wax laga sheegayo xukuumada loona baahan yahay in komishanka xuquuqal iisaanku iyaga udoodo.