berberatoday.com
Dawlada Jabuuti Oo Ku Dhawaaqday Inay Gabi Ahaanba Dalkeeda Ka Joojisay Jaadkii Itoobiya Uga Iman Jiray
July 3, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Rugta Ganacsiga ee jamhuuriyada jabuuti oo shir jaraa’id qabatay ayaa sheegtay in ay joojisay Jaadkii uga iman jiray Dalka Itoobiya.
Dhawaan ayey ahayd markii ay sidan oo kale u joojiyeen ganacsatada jaadka keenta ee Somaliland jaadka uga yimaada dalka itoobiya.
Arrintan ayaa laf jab dhaqaale ku noqon doonta dalka itoobiya walina wax war ah kama soo saarin xukuumadda itoobiya.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews